Buuggan wuxuu si kooban uga hadlayaa taariikhda soomaaliyeed, middii hore, middii dhexe iyo midda casriga ah. Gaar ahaan wuxuu falanqaynayaa xiriirkii hore ee ka dhexeeyey Soomaaliya iyo xadaaradihii hore ee Masaaradii hore, iyo kuwa "Mesapotamia".
Il libro tratta in modo generale della storia della Somalia: quella antica, quella medievale e quella moderna. Descrive, in particolare, gli antichi rapporti tra la Somalia e le antiche civiltà dell'Egitto e della Mesopotamia.
Generically, this book is about the history of Somalia: the ancient, the medieval and the modern one. In particular, it describes the old relations between Somalia and the ancient civilizations of Egypt and Mesopotamia.