Diiwaankani, oo diyaarintiisi isku hawlay Prof. Cabdalla Cumar Mansuur, waa ururin qoraallo la sameeyay laga billaabo 1973 ilaa 1999, oo ku wada saabsan ereybixinnada Af-soomaaliga. Diiwaanku wuxuu ka koobanyahay saddex qaybood: qaybta 1aad waxay ku saabsantahay ereybixinnada wasaaradaha iyo cilmi-afeedka; qaybta 2aad ereybixinnada maadooyinka culuunta sayniska; qaybta 3aadna ereybinnada sayniska iyo teknolojiyada.
Il presente volume, curato dal Prof. Abdalla Omar Mansur, è una raccolta di testi pubblicati tra il 1973 e il 1999 relativi ai neologismi della lingua somala. Tale raccolta si compone di tre parti: la prima parte raccoglie il nuovo lessico relativo ai diversi ministeri e quello relativo alla linguistica; la seconda il lessico relativo alle discipline scientifiche; la terza parte è dedicata infine ai nuovi termini di natura tecnico-scientifica.
This volume, edited by Prof. Abdalla Omar Mansur, is a collection of texts published between 1973 and 1999 related to the neologisms of the Somali language. This collection consists of three parts: the first part contains the new vocabulary related to the various ministries and to linguistics; the second part contains the vocabulary related to the scientific disciplines; finally, the third part is dedicated to technical-scientific neologisms.